Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]

Ku Raadso waxaad Rabto

Dalka Sweden oo Reer Somali ah 7 caruur ah laga qaatay iyagiina la xiray.
Dalka Sweden oo Reer Somali ah 7 caruur ah laga qaatay iyagiina la xiray.
Reer Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Väsrterås ayaa bishii la soo dhaafay booliska magaaladaasi xabsiga dhigeen hooyadii iyo aabihii, halka 7 caruur ahna laga qaatay oo ilaa hada ay gacanta ugu jiraan kamuunka Västerås.

Hadaba si aan wax uga ogaado halka ay marayso xaalada reerkaas ayaan wareysi la yeeshay Xamse Cumar oo ah siyaasi ka tirsan xisbiga Dhexe ee Sweden (Centerpartiet). Xamse ayaa isbuucaan ka qeyb galay shir looga hadlayo arinta reerkaan oo ay ka soo qeyb galeen booliska iyo kamuunka Västerås.

Warkan waxaan ka soo xiganay oo iska leh Somaliska.com oo ka faalooda arrimaha Soomaalida ee dalka Sweden.
admin on December 03 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.