Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

War Deg dega. oday si weyn looga yaqaan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo Goor dhaweyd Lagu dilay Halkaasi........
War Deg dega. oday si weyn looga yaqaan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo Goor dhaweyd Lagu dilay Halkaasi........
Oday si weyn looga yaqiinay degmada Baardheere ee Gobolka gedo ayaa manata lagu dilay Degmadaasi oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Alshabaab,waxana lagu neynaasi jiray Marxuumka Madax Madoow.

nimanka dilkaan geystay ayaa ku hubeysnaa bistoolado lagumana guuleysan in gacanta lagu soo dhigo,waxaana ay Marxuumka ka toogteen qeybaha sare ee Jirkiisa.

AUN marxuum Madax madoow oo si weyn looga yaqiinay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa dilkisia aad uga xumaaday dadka deegaanka oo ku baaqay in si deg deg ah sharciga la horkeeno dhagar qabayaashii ka dambeeyay dilkiisa.

Tafatiraha on December 03 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.