 kolonyo ay la socdeen Wasiirada Arimaha Gudaha ,Gaashaandhiga oo lagu weeraray Maanta Nawaaxiga Shalaambood oo ka Tirsan G.Shabeelaha Hoose..........
kolonyo Galbineysay Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Gaashanadhiga Dowlada Federaalka Soomalaiya Cabdikariin Xuseen Guuleed,Cabdixakiin xaaji Fiqi iyo saraakiil ka tirsan Dowlada Federaalka oo ka yimid dhinaca Degmada Marka ee gobolka shabeelaha hoose,kuna soo jeeday Muqdisho ayaa Maanta Ciidamo ka Tirsan Alshabaab ay u galeen nawaxiga Deegaanka Shalaambood e u dhow degmada Marka ee G. shabeelaha Hoose
Ciidamada Dowlada Soomaaliya,kuwa Amisom oo dhinac ah vs kuwa Alshabaab ee jidka u galay ayaa dagaal culus uu halakasi ku dhexmaray waxana la sheegay in dhinaca dowlada ay dagaalkaasi dhaawacyo culus ka soo gaareen 2 ka mida ilaalada Taliyaha Ciidanka Boliska oo gaariga ay la kacday miinada saarnaa.
lama xaqijin karo qasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray labada dhinac,waxaan uu ku soo beegmay iska hor imaadkaan Saacado ka dib markii shlay sidaan oo kale weerrar gaadmo ah laguq aaday wasiirada dowlada Soomaaliya.
Gudoomiyaha Gobolka shabeelha Hoose Cabdulqaadir Maxamed siidii ayaa sheegay in 2 wasiir ay maanta ka badbaaden Weerar la doonayya in lagu qaarajiyo kana culus kii shaly waxaana uu xusay in baryahana danbe uu badnaa weerarada kooxda jidgalka ah ee alshabaab ka geysanyeen deeganao ka tirsan gobolka shabeelaha hoose.
|