Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Kulamadii is Macsalaameynta Guruubyada oo habeen dane vs Habeenka xiga danbe Ciyaari doono, juventus oo 1 dhibic u baahan Habeenka khamiistu soo galeyso
WARARKA CAALAMKA

Kulamadii is Macsalaameynta Guruubyada oo habeen dane vs Habeenka xiga danbe Ciyaari doono, juventus oo 1 dhibic u baahan Habeenka khamiistu soo galeyso

waxaa habeen danbe vs Habeenka xiga la ciyaari doonaa meertadii 6 ee ugu dambeysay 8 Guruub ee Champions liguae 2012-2013,waxaaNA XUSID MUDAN IN kOOXAHA QAARKOOD AY U TALAABEEN wAREEGA 16KA,KUWA KALENA AY SII CARBUUNTEEN,HALKA QAAR KALENA AY MACSALAAMEEYEEN TARTANKA.

kulmada ugu xiisaha badan Lugta 6 ee gaba gabada u ah Guruubuada Champions liguae waxaa ka mida kan Juventus ay u tagi doonto Kooxda Shakhtar kulankaasoo habeenka khamiistu soo galeyso 1 dhibic oo kaliya ay u baahan doonto juventus,hadii chelsea ay ka badiso Habeenkaasi Kooxda Reer Denmark isla markaana juventus ay badin weydo oo laga badiyo markaasi waxaa kaalinta 1 vs 2 ee Guruub E ku soo kala bixi doona Shakhtar Donetsk oo leh 14 dhibcood iyo Chelsea oo yeelan doonta 10 dhibcood halka juventus ay ku sakaraadi doonto hadii laga badiyo yna ku hari i doonaan 9 dhibcood.balse hadii Juventus ay gasho barbardhac,chelsea ay badiso oo ay isla yimaadaan min 10 dhibcod waxaa Markaasi hari doona Chelsea oo 2 kulan ee ayw ada ciyaareen mid si fiican looga badiyay midna ay barabro isku macsalaameeyeen.

Kulanka ugu tunka weyn uguna culus inta kulan ee dhici doonta habeen danbe vs Habeenka Xiga waa kan u dhxeeya Shakhtar Donetsk vs Juventus oo Rajada Juventus ay ku xiran tahay oo kaliya inay hesho barbardhac,kulamada kale waa iska caadi waxaana qaarkood fooda is daraya kooxo haray iyo kuwa soo baxay,sidoo kale waxaa kulmaya kooxo u dagaalamaya kaalinta 1 iyo 2 ee Guruubkooda.

Waxaa diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on December 03 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.