 Waxaa Galabta lagu dilay garoonka Ayuub ee Magaalada baydhaboaskari ka Tirsanaa Ciidanka Nabadsugida qaranka laguna magacaabi jirayLibow Maxamed Ibraahim,waxana askarigaan Toogtay Kooxo hubeysan.
dhacdadaan ayaa waxa aad uga naxay dadweynaha Reer Baydhabo iaydooa skarigaana uu ahaa nin si weyn looga yaqiin Gudaha baydhabo,mana jirin cid gacanta ku soo dhigtay kuwii falakasi geystay oo ku hubeysnaa Bistoolado.
garoonka ayuub ayaa Maalmahaan waxa ka socday Tartan Kubada Cagta ah oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka degmada baydhaboee Dowlada Federaalka Soomaaliya. |