Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Miino dhulka lagu aasay oo lo dhigay Ciidamada Puntland halka lagu Magaacabo Galgala ee u dhow Boosaaso
Miino dhulka lagu aasay oo lo dhigay Ciidamada Puntland halka lagu Magaacabo Galgala ee u dhow Boosaaso
Warar kala duwan Ayaa Ka Soo baxaya Qaraxyo waweyn oo lagu Eegtay Ciidamo ka Tirsan Kuwa maamulka Puntland Deeganka galgala Ee Gobolka bari.

Inka Badan 10 Askari Ayaa Lagu soo Waramaya inay Qaraxyadani Ku dhinteen in ka Badana Ku Dhawac Meen Iyadoona Warar kala duwan ka soo baxayaan.

Sida Sheegayan dadka Goob jooga Waxa uu Qaraxani Ahaa Nooca Dhulka lagu aaso Oo Gadiidka Ciidamada Puntland Lagula Eegtay halka.

Waxa Sii kordhahay Qasaraha ka Dhasahay qaraxani Sida Aysheegeyaan Wararka waxa Hosbitalka Puntland ee Magalada Bosaaso la geeyey In Ka Badan 10 askari Oo dhawaca.
Tafatiraha on December 05 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.