 Haweeneey Qaadka ka ganacsata aaya Xalay lagu gowracay bartamaha Hargeysa ka dib markii ay ku dhawaaqday Ururka Xaqsoor waa haray Ururkaasi oo ka mdia aha 7 urur siyaasadeed ee ka qeybgalayaya Doorashada Golaha deegaanka Soomaalialnd,waxaana ururkaasi Hoghaamiya Mujaahid xasan Ciise Jaamac maadaxweyne Ku xigeenkii ugu Horeeyay ee Soomaaliland.
Ninka falkaan geysatya aya la sheegay inuu ka carooday hadalak haweeneyudaasi ak dibna dhuunta uga qalay Tooreey,waxaan iyadoox aladeedu aad u liidato loola cararay isbitaalka Hargeysa.
gacan ku dhiglaha ayaa la sheegay inuu toos u tagay Saldhiga maagalada hargeysa oo ka ag dhowaa goobta uu falakaasi ka geystay kuna yiri Askarta Saldhiag waxaan dilay habar ceyday Ururka xaqsoor.
haweeneyda loo geystay dhacdadaan aaya la sheegay inay ka soo jeedo Beesha Samaroon ee degta Gobolka Owdal isla markaana in mudo ah ku dhexjirtay ka ganacsiga Qaadka.
dadweyanha ku dhaqan hargeysa ayaa aad uga xumaaday falakan Foosha Xun waxaana la sheegay in Maalmahaan ay aad u kacsan yihiin tagaeerayasha Ururka xaqsoor ee iyagui tirsanaya in lagu shubtay Doorashadii Golaha deegaanka Soomaaliland. |