|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| 8 Koox oo Xalay u soo gudubtay Wareega 16ka ee Champions Liguae 2012-2013 vs 8 Koox oo Caawa La sugayo |
hadaba Xalay 8 koox ee u soo gudbay wareega 16ka iyo Guruubyada ay bka soobaxeen waa kuwaan aan soo sheegi doono.waxaana Xusid mudan in Xili ciyaareedkaan laga yaabay Kooxda markaliaya aan dhinaceeda dhulka la dhigin ee Malaga oo ka tirsan $ta Kooxee Spain uga qeybgaleysay Koobkaan waxana ay ku soo baxday 12 dhibcood ka dib markii kulankeedii ugu dambeeyay ee xlay ay 1-1 ku kala tageen Kooxda Anderlecht oo iyadu ugu hooseysay Guruubka C. 4 Guruub ayaa Xalay Ciyaaray waxaan u soo gudbay wareega 16ka Kooxaha kala ah Guruub A. PSG 15 dhibcood FC Porto 13 dhibcood Guruub B Schalke 12 Dhibcood. Arsenal 10 dhibcood Guruub C. Malaga 12 dhibcood Ac Milan 8 dhibcood Guruub D ( Guruubka dhimashada ) B.Dortmund 14 dhibcood Real Madrid 11 dhibcood Kooxaha ku nafbaxay Guruubyada waxzaa laga xusi karaa Man city, Ajex, Chelsea oo caawa hadii aan laga badin Juventus hari doonta,Juventus oo hadii laga badiyo ayna badiyaan Ciyaarteeda Kooxda Chelsea ay iyana ka hari donto Tartanka wareegiisa 16ka. Waxaa diyaariyay. Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox' Uurdoox2011@hotmail.com Tafatiraha on December 05 2012
|
|
|
0 Comments · 161 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|










| Arise Theme by Domi 2011 | 2,412,149 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||