Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]
Warka-09-06-2013
[10-06-2013 02:10]

Ku Raadso waxaad Rabto

Berbera iyo Burco oo lagu dhawaaqay Doorashadii Golaha Degaanka Soomaaliland iyo Kulmiye oo la loodin waayay....
Berbera iyo Burco oo lagu dhawaaqay Doorashadii Golaha Degaanka Soomaaliland iyo Kulmiye oo la loodin waayay....
Waxa Xalay lagu dhawaaqay Dooarshadii Golaha Deegaanka Magaalada Barbera ee Gobolka Saaxil waxana xisbiyada iyo Ururada Tartanku ka dhaxeeyay u kala badiyeen sidatan.

Kulmiye waxa uu helay 9 Kursi,Ucid waxa uu helay 5 Kursi,Wadani waxa uu helay 3 Kursi, Rays waxa uu helay 2 kursi, Ummada waxa uu helay 1 kursi.,Xaqsoor 1 kursi,Halka Dalsan oo u hogaamiyo Siyaasiga Ismaaaciil Aadan Cismaan uu kala hooyday Kursi la aan.

dhinaca kale Degmada Burco ee Gobolka Togdheer oo iyadana lagu dhawaaqay Kuraastii Golaha deeganka ayaa sidaan loo akla guuleystay.

Xisbiga Kulmiye waxa uu helay 7 Kursi

Ururka Wadani waxa uu helay 5 kursi

Ururka Rays waxa uu helay 4 kursi

Ururka Umadda waxa uu helay 3 Kursi

Ururka Xaqsoor waxa uu helay 1 kursi

Xisbiga Ucid waxa uu helay 1 Kursi

Ururka Dalsan wax kursi ah kama helin Burco
Tafatiraha on December 05 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.