Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-19-06-2013
[20-06-2013 03:36]
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Cabdikariin Xuseen Guuleed' Degdeg baan wax uga qaban doonaa Howlgalada Alshabaab ee weerarada Dhabo galka ah.
Cabdikariin Xuseen Guuleed' Degdeg baan wax uga qaban doonaa Howlgalada Alshabaab ee weerarada Dhabo galka ah.
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka cabdikariin Xuseen Guuleed oo 2 jeer dhawaan loo galay isaga iyow afdi la socda deeganaka Buufoow ee u dhow Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose aaya sheegay inay wax ka qaban doonaan weerada Dhabogalka ah ee Alshabaab ay la beegsaneyso Kolonyada wada madaxada iyo Saraaakiisha Dowlada.

waxa uu sheegay wasiirku inay soo afjarayaan Arintaasi sida ugu dhaqsiyaha badan isla markaana aysan nat5iijo u keeni doonin Alshabaab weerarada gaadmada ah ee ay la beegsanayaan Dowlada Iyo Amisoim Maadam looga awoodf roonaaday dagaalkii Foolka Foolka ahaa.

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga cabdikariin Xuseen Guuleed waxa uu sheegay in wasaaradiisu wqax ka qaban doonto howlaha adkeynta Amaanka
Tafatiraha on December 05 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.