Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Sheekh Cabdulcasiis Abuu Muscab' Ciidamada Puntland waxaana Gaarsiinay Qasaaro Xoogan.
Sheekh Cabdulcasiis Abuu Muscab' Ciidamada Puntland waxaana Gaarsiinay Qasaaro Xoogan.
Afhayeenka Howlgalada Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdulcasiis Abuu Muscab ayaa Daboolka ka qaday in Xarakada Alshabaab ay jab Xoogan Gaarsiiyeen Ciidamada Puntland.

Afhayeenka oo ay soo xiganeysay Idaacda Andulus ee Tagaeerta Xarakada Alshabaab aaya qiray in Dhimasho iyo dhaawac Fara badan ay la heleen Ciidamada Puntland,waxa uuna xusay in 8 askari ay ku dileen Dagaal ka Fool ka fool ah,12 kalena ay ku laayeen Miinada dhulka lagu aaso.

Dagaalka labada dhinac oo mid kasta Guulo ka sheegtay ayaa ka dhacay Deegaanka Galgala ee u dhow Boosaaso waxaana Dagaalkaan uu sheegay Abuu Muscab inay uga geeryoodeen ilaa 4 shahiid dhinacooda xarakada Alshabaab.
Tafatiraha on December 06 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.