Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Xisbiga Kulmiye oo Caawa ku Guuleystay Codkii ugu Sareeyay Kuraasta Golaha Deegaanka Hargeysa.......
Xisbiga Kulmiye oo  Caawa ku Guuleystay Codkii ugu Sareeyay Kuraasta Golaha Deegaanka Hargeysa.......
Waxaa lagu dhawaaqay Natiijadii la sugayay ee Gp;aha Deegaanka Caasimada Soomalailand ee Hargeysa,waxaan kaalinta 1 Galay Xisboga KLulmiye oo helay & Kursi,Halka Kaalinta 2 ayw ada Galeen Ururka Wadani.Urruka Xaqsoor iyo xisbiga Ucid oo wada helay min 4 Kursi,waxana ugu Hooseeyay Ururka Rays oo helay 1 Kursi

Natiijada Kuraasta Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa aya aheyd mid si weyn loo wada sugayay waxana Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye uu Noqday mid Magaalooyinak waaweyn ee Soomalailand ugu Awood sheegtay Ururadii la tartamayay.

Xisbiga Kulmiye waxaa Looga Badiyay Magalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag marka la fiiriyo Magalooyinka Caanka ah ee Soomalailand.

Ururada Xaqsoor oo helay 4 Kursi iyo Urruka Umadda oo helay 3 kursi ayaa la sheegay inay Qaadaceen Natiijada Golaha Deegaanka Soomalailand ee Hargeysa kuywasoo ku baaqay inay jirtay wax is daba marin dhinaca Tirinta Codadka.

Ururka Rays oo ka mida Ururada ka qeybgalayay Doorashada Golaha Deegaanka Soomaaliland isla markaana kaalinta 1 ku galay Degmada Gar adag ee ZGobolka Sanaag ayaa 1 kursi ka helay Hargeysa


Tagaeerayaaal ka Tirsan kuwa ku guuleystay Kuraastii Golaha Deegaanka Hargeysa aya isagu soo baxay Damaashaad iyo banaanbax ay ku soo dhaweynayeen Guusha ay gaareen.
Tafatiraha on December 06 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.