|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| Liiska Magacyada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo sida Musharixiintu u kala sareeyeen Codadka Kuraasta. |
waxaan idiin soo gudbineynaa Liiska Xildhibaanda Golaha Deegaanka Hargeysa u soo gudbay Xalay iyoTirada Codadka Musharxiinta 25ka ah ee soo baxday KULMIYE Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474 C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455 Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151 Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793 Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625 Axmed Daahir Axmed Magan 3484 Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265 UCID Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477 Khadar Ibraahim Axmed 3544 Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003 Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266 WADDANI Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315 C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969 C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902 C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621 XAQSOOR Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558 C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899 C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719 Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364 Rays Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877 Dalsan C/casiis Adan Habane 3589 Fu’aad Saxardiid Caabi 2499 UMADDA Cali Axmed Haybe Nuur 3786 khaalid cabdi cawad abyan 2949 mustafe cismaan daahir 2861 Tafatiraha on December 07 2012
|
|
|
0 Comments · 219 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|










| Arise Theme by Domi 2011 | 2,241,596 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||