 Raisulwasaaraha Dowlada federalka SoomaaliyaCabdi faarax Shirdoon 'Saacid' ayaa la sheegay inuuw ado qorshe uu ku doonayo inuu xilka ka qadis ku sameeyo Abaanduulaha Xooga DalkaSoomalaiyeed jen cabdikariin Yuusuf Aadan Dhaga badan oo ka midasaraakiisha Caanka ah ee Dowlada federaalka soomaaliya.
Raisulwasaare saacid ayaa kuMicneeyay arintaan isbadal dhinaca maamulka Saraakiisha Xooga dalka Soomalaiyeed loona baahan yahay in lagu siid rdargaliyo Howaha Ciidamada.
qaar kamida ehelada Janaraal Dhaga badan oo helay warkaasi xilka looga qaadayo aaya kaxumaaday waxaana ay ku baahiyeen saxaafada
hadal heynta xil ka qadista Jen Cabdikariin dhaga badan aya hareysay Suuqyada iyow alia Goobaha dadku isagu yimaado ee fadhi ku dirirka |