Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Qarax ka dhacay Maanta Xaafada Mbagati ee degmada Afgooye...............
Qarax ka dhacay Maanta Xaafada Mbagati ee degmada Afgooye...............
Qarax Xoogan ayaa Maanta Duhurkii ka dhacay Xaafada Mbagati ee degmada Afgooye waxana qaraxaan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso lala beegsaday gaari Tikniko ah oo ayw ateen Ciidamada Dowlada Soomaaliya.

qaraxaan ayaa la sheegay in siw eyn looga dareemay Degmada Afgooye waxana Goobtaasi ku dhawacmay 2 qofoo midi tahay qof dumar ah oo ka ag dhaweyd halka qaraxu ka dhacay.

Masuuliyinta Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka gaabsaday qasaaraha ka dhashay qaraxaan oo Maanta duhurkii gilgilay degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha Hoose.
Koxda xarakada Alshabaab ayaa horay wacad ugu martay inay sii laba laabi doonaan qaraxyada ay ka geysanayaan deegaanada Laga soo saaaray ee ay Hore uga talinayeen.
Tafatiraha on December 07 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.