Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]

Ku Raadso waxaad Rabto

Ahlu suna Waljameeca oo Maanta sheegtay in Rasaas aan lagu dhex ridi karin Gudaha Dhuuso Mareeb
Ahlu suna Waljameeca oo Maanta sheegtay in Rasaas aan lagu dhex ridi karin Gudaha Dhuuso Mareeb
Saraakiisha Ahlusuna waljameeca aaya Mnata soos aray 3 qodob oo muhiim u ah Amanaka Magaalada dhuuso Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud.

Waxa ay sheegen in laga bilaabo Maanta aan Xabad lagu dhex ridi karin Gudaha Magaalada Dhuuso Mareeb ee Gobolka Galgaduud,in askari uusan qori ku dhexqadan karin Gudaha Dhuuso mareen isagoo aan heysan Ogolaansho,iyo in la diiwaangalin doono hubka ay heystaan Ilaalada Heyadaha qaramada Midoobay ee ka howlgalaya Dhuuso Mareeb

waa markii ugu horeysay oo ay Ahlusuna waljameeca ayq aado talabadaan,waxaana talabadaan ay ku soo beegantay xili Ahlu suna ay la midowday Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Tafatiraha on December 07 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.