Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Ciidamada Alshabaab oo isga baxay Goor dhaweyd Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha dhexe.
Ciidamada Alshabaab oo isga baxay Goor dhaweyd Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha dhexe.
Ciidamada Alshabaab ayaa Maanta barqadii isga huleelay degmada Aadan yabaal oo ka Tirsan Gobolka shabeelaha dhexe,degmadaasi oo ah Degmo xeebeed ku taala Gobolkaasi oo ay mudo ka badan 3 sano maamulayeen Xarakada Alshabaab.

Ka bioxitaankooda Degmada Cadale ee Gobolka shabeelaha dheexe ayaa ku soo beegmay Sacado ka dib Markii ay faaruqiyeen Dogmooyinka Jowhar vs mahadaay oo ka Tirsan Gobolkaasi.

Saraakiisha Alshabaab ayaa sheegay in ka bixitaankoodii Deegaano ay hore uga joogeen Gobolka shabeelaha dhexe ay ka tarjumeyso Xeelad Dagaal.

inta badan aLShabaab kuma dagaalmin deeganada laga qabsadayw axana ay isaga baxayeen Marka loo soo dhawaado marka laga rebo Degmooyinka qaarkood,waxana hada Xaalka ururkaasi maraya Marxaladii ugu Adkeyd ee soo marta tan iyo markii ay dagaalka ka bilaabeen Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Tafatiraha on December 10 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.