Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-19-06-2013
[20-06-2013 03:36]
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Prof Jawaari'waa lala xisaabtamayaa Suxuufigii Qalad Gala.waana dhamaatay Xiligii.............
Prof Jawaari'waa lala xisaabtamayaa Suxuufigii Qalad Gala.waana dhamaatay Xiligii.............
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari aaya sheegay in Waxii Maanta ka dambeeya lala xisaabtami doono Suxufigii Qalad Sameeya.

Hadalkaan ayaa Giudoomiyuhu waxa uu ka jeediyay Kulan Maanta Baarlamaanku isagu yimaadeen oo ay ka qeybgaleen Wasiirada Gaashandhiga iyo Arimaha Dibada Soomalaiya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi iyo Fowsiyo Xaaji Aadan Qabile.

Gudoomiye Jawaariw axa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono Saxuufigii qalad ku dhaqaaqa isal markaana looga abahan yahay suxuufiyiinta Soomalaiyeed inay is xakameeyaan kana dig toonaadaan inay qaldamaan.

ugu Dambeyntii waxa uu kula Taliyay Wariyayaasha Soomaaliyeed inay daacadnimo ugu adeegaan Ummadooda iskana ilaaliyaan qaladaadka Maadama ay timid Xiligii la Xisaabtanka.

Tafatiraha on December 11 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.