Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Hogaamiyaha Ururka Xarakada Wilaayada Alshabaab Abuu Zubeyr oo soo Saaray Cajalad Maqal ah oo uu Kaga Hadlayaya Dagaalada ka soconaya Koonfurta Soomaaliya.
Hogaamiyaha Ururka Xarakada Wilaayada Alshabaab  Abuu Zubeyr oo soo Saaray Cajalad Maqal ah oo uu Kaga Hadlayaya Dagaalada ka soconaya Koonfurta Soomaaliya.
Hogaamiyaha Ururka Xarakada Wilaayada Alshabaab Abuu Zubeyr oo soo Saaray Cajalad Maqal ah oo uu Kaga Hadlayaya Dagaalada ka soconaya Koonfurta Soomaaliya.

Hoggaamiyaha ururka Alshabaab Abu Zubeyr ayaa cajalad maqal ah uu soo saaray waxa u ukaga hadlay arrimo ku saabsan Jubooyinka iyo dalalka Kenya iyo Ethiopia.

Abu Zubeyr ayaa waxa uu sheegay in ay awood u heleen in ay weeraro ka geystaan gudaha dalka Kenya ayna fashiliyeen ujeedooyinkii ay dowlada Kenya ka lahayd dalka Soomaaliya.

Cajalada maqalka oo uu soo saary hogaamiyaha ururka Alshabaab ayaa waxa uu ku sheegay in ay weli awood ku leeyihiin gobolka Jubbada Hoose oo uu tilmaamay inay ka qaadaan dadka sakada ayna weli ku dhex faafiyaan shareecada Islaamka.

Sidoo kale hogaamiyaha Alshabaab ayaa waxa uu ugu baaqay dadka muslimiinta ah ee ku nool dalalka Kenya iyo Ethiopia inay la dagaalamaan maamulada ka jira dalalkaas oo ku tilmaamay inay yihiin gaalo.

Arrimaha dalka Ethiopia ayuu sheegay inay tahay fursad in Meles Zanawi geeridiisa laga faa’ideysto ayna tahay in shacabka reer Ethiopia la dagaalamaan xukuumadooda.

Cajaladan maqalka ah ayuu hogaamiyaha ururka Alshabaab uusan ku soo hadalqaadin arrimaha soo foodsaaray ururkaas oo haatan ay ka baxday gacantooda deegaano badan oo ay hore u maamuli jireen.
Tafatiraha on December 12 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.