Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]
Warka-09-06-2013
[10-06-2013 02:10]

Ku Raadso waxaad Rabto

Raisulwasaaraha Soomaaliya oo Maanta Magacaabay wasiir dowlayaal iyo wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru dowlayaa
Raisulwasaaraha Soomaaliya  oo Maanta Magacaabay wasiir dowlayaal iyo wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru dowlayaa
Raisulwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faraax Shirdoon' Saacid' ayaa Manata magacaabay wasiiru dowlayaal iyo wasiir ku xigeeno Cusub taasoo ka dhigeysa Xubnaha Golaha wasiirada Xukuumada Cusub 35 Xubnood,waxana masuuliyiinta la magaacabay oo isagu jira rag iyo dumar ka mida ninka ay sida weyn isgau dhow yihiin Madaxweynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud oo lagu magacaabo faarax Sheekh Cabdulqaadir oo loo magacaabay Wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya

Masuuliyinta la magacaabay iyo xilalka loo magacaabay waxa ay kala yihiin.


Magacyada Wasiiru dowlayaasha:-

1-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Adeega bulshada

Magacyada Wasiir kuxigeenada

1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2- Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3- Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4- Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5- Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6- Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7- Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8- Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9- Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10- Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11- Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12- Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13- Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14- C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15- Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16- C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17- C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18- Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19- C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20- Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.

Xubnaha la magacaabay ee isugu jira Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada ayaa ka dhigaya tirada golaha Wasiirada 35-xubnood, iyadoo Xukuumadu ay tahay mid dhameystiran.
Tafatiraha on December 13 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.