 Xildhibaan Cumar islow Maxamed oo ka tirsan Golaha Baarlamanaka Soomaaliya kana soo jeeda degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa Maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomalaiya Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ku wargaliyay inuusan Gudoomin karin Fadhiga Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Marka madaxweynuhu ku maqan yahay arimo Caafimaad ama shaqo
Dalak dibadiisa Taasoo Gudoomiyahabaarlamaanku ka Garowsday isagana baxay shirkii Manata uu donayay inuu ka qeybgalo uuna shirgudoomiyo.
Maxamed Cisman Jawaaria ayaa hadalka ka sooyeray Xildhibaan Cumar Islow u arkay mid dastuuri ah isdaana uga huleelay fadhigii Maanta Baarlamaanku lahaa
Kulanakan ayaa waxa Gudoomiyay Gudoomiye ku xigeenka 1 ee Golaha Baarlamanka Soomaaliya Jeylaani Nuur iiker Maadam Gudoomiayha Baarlamanka Soomaaliya MaxamedCismaan Jawaawi uu yahay Ku simaha Madaxweyanaha inta madaxweynuhu ka maqan yahay Dalka |