Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]

Ku Raadso waxaad Rabto

Cabdifitaax Geeseey' Deegaanka Basali ee ka tirsan Gobolka Bay waxaan ku dilnay rag ka tirsanaa xarakada Alshabaab.
Cabdifitaax Geeseey' Deegaanka Basali  ee ka tirsan Gobolka Bay waxaan ku dilnay rag ka tirsanaa xarakada Alshabaab.
Gudoomiyaha Gobolka Bay ee Maamulka Dowlada Soomaaliya Cabdifitaax Ibraahim Geeseey ayaa sheegay in Howlagalo Ciidamada Dowladu ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Owdiinle ay ku laayeen rag ka Tirsanaa Xarakada Alshabaab.

waxa uu sheegay geeseey in halka lagu Magacaabo Basali oo ka Tirsan gobolka Bay ay ku dileen ragaan ka tirsanaa Alshabaab xili ay howlagal ka sameeyeen deeganao hoos taga Owdiinle,isla Markaana howlagalkaasi najaxay.

Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdifitaax Ibraahim Geeseey waxa uu sheegay in Soomalaiya laga soo afjario doono sida ugu dhaqsiyaha badan Xarakada Alshabaab waxa uuna xusay in wali haraadigii alshabaab ay ku dhuumaaleysanayaan deegaano ka tirsan gobolka bay weeraro kala gadisana ay ka wadaan
Tafatiraha on December 24 2012
Comments
206 #1 luwaky

on April 24 2013 06:17:08
This specific is just about the ideal internet sites that will I have discovered, since you can find the most up-to-date developer model fake rolex designer watches in this sort of minimal price ranges. I merely enjoy this specific rolex replica sale internet site along with endorse the idea pertaining to undertaking just about any surprise searching way too, since you can just along with properly get on-line and still have your surprise turn up only at any given time for you to. Have confidence in us, your friends and relations are going to be consequently satisfied, the truth is acquire would not perhaps feel it turned out a new rolex submariner watches – that they imagined it turned out actual cigarettes.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.