Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]

Ku Raadso waxaad Rabto

Dagaal Culus oo Maanta Degaanka Kulbiyow ee Jubada Hoose ku dhexmaray Alshabaab vs Ciidamada Huwanta.
Dagaal Culus oo Maanta Degaanka Kulbiyow ee Jubada Hoose ku dhexmaray Alshabaab vs Ciidamada Huwanta.
Ugu Yaraan 5 ka mida dhinacyadiid agalku u dhaxeeyay ayaa ku geeryooday,tiro kalena waa ku dhaawacmeen Dagaal culus oo Maanta ka dhacay eeganaka Kulbiyow ee Gobolka JUbada Hoose kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada Huwanta iyo Koxda Alshabaab.

Dagaalkaan ayaa yimid ka dib Marki Ciidamada Alshabaab weerar Gaadmo ah la soo beegsaden Kulbiyo oo Fariisinu aheyd Ciidamada Huwanta waxana labada dhinac ay isku adegsdeen Hub Cul culus ooa dlooga dareemay Nawaaxiga kulbiyow.

Xaalada galabta waa mid degan Kooxda alshabaabna dib ayaa looga waabiyaywerarkii ay ku soo qaaden Kulbiyow Barqanimadii Maanta.
Tafatiraha on January 01 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.