Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Alshabaab oo isaga Carartay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Habeenimadii Xalay...............
Alshabaab oo isaga Carartay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Habeenimadii Xalay...............
Ciidmao aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Alshabaab ayaa Xaalay faaruqiyay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ka dib Markii Degmadaasi ay ku sood ahwaaden Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itobiya oo ak soo horjeeda Xarakada Alshabab.

ciidamo tiri yar ooa y ugu talagaleen inay wax qarxiyaan ayaey uga tageen Magaalada Baardheere oo xlaay jawigeedu kacsanaa Saakana dadweynuhu ku waabariisten Alshabaab oo baneysay Baardheere.

ma jiro wax maamul ah oo saka ka jira Baardheere Ciidamda Dowlada iyo kuwa Itoobiyana wali ma soo gaarin Halkaasi inkastoo ay ku dhow yihin,waxaana la tilmaamay in Xarakada Alshabab ay u jiheysteen dhinaca degmada Diinsoor ee Gobolka Gedo.

degmada Baardheere ee Gobolka gedo waa degmo Istiraatiiji ah Marka la fiiriy degmooyinka Gobolka Gedo waxana mara wabiga iyadoo ay Caan ku Tahay waxsoosaarka Beeraha iyo Ganacsiga mudooyinkii ugu dambeeyayna Gacanta Xarakada Alshabaab ayyey ku jirtay
Tafatiraha on January 02 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.