|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| Ciidamada Amisom oo Muqdisho ku dilay nin miyirka looga jiray............. |
Ehelada Marxuumka ayaa Maanta halkii lagu dilay Xalay ka soo qaaday meydkisa waxaana ay Cambaareyn dusha uga Tuureen Amisom ,iyagoo sheegay in arintani yahay Mid Foolxun waxgaradka degmada Kaxda ayaa sheegay inay la kulmi doonaan Amisom kalana hadli doonaan dhinaca Amaanka degaankasi Tafatiraha on January 02 2013
|
|
|
0 Comments · 170 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|










| Arise Theme by Domi 2011 | 2,255,141 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||