 Waxaa gaaray Baydhabo Xarunta Gobolka Bay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Federaalka Soomalaiya Cabdixakiin Xaaji Fiqi iyow afdi uu hogamainayo oo uu ka mid yahay Taliyaha Xooga Dalka Soomaaliyed Jeneraal Cabdulqadir Sheekh Cali Diini
Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidmada ayaa u kuurgali doona Xaalada Ciidmada Dowlada Soomalaiya waxaana Ciidmada ay Gaarsiiyeen Lacago Guno ah oo aysan qaadan isla markaan ku sii dhiirigaliyaan siidii ay u daradar galin lahayeen Howlahaha ay ka wadaan Gobolka Bay.
dhawan ayey aheyd markii Garbareey Ciidamada Dowlada ee ku sugan Halkaasi la gaarsiiyay Lacago Gunooyin ah. |