 Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ka hadlay Kulan 4 gesood ah oo xlaay ka dhacay Baydhabo ayaa waxa uu sheegay in loo Baahan yahay in si wada jir ah oo isku duubni ku jirto looga saaro Alshabaab Gobolka Bay,waxaana dadweynaha ku dhaqan Gobolkaasi ka codsaday inay tagaeero u muujiyaan Ciidamada ka soo horjeeda Xarakada Alshabab e ku sugan Gobolka Bay.
dhinacyada ka qeybgalay Kulankaan oo ka kala socday dowlada Soomaaliya.Saraakiisha Ciidamada Itoobiya, Odoyaasha dhaqanka ee Baydhabo,iyo Maamulka Gobolka Bay aaya isku afgartay in Alshabaab laga xoreeyo Gobolka Bay
wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakin Xaaji Fiqi iyow afdiga uu Hogaaminayaya ayaa Maalinimadii shalay gaaray Baydhabo si ay u dhiiirigaliyaan Ciidamada Dowlada isla markaan loo siiyo xuquuqda ka maqan |