Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]
Warka-09-06-2013
[10-06-2013 02:10]

Ku Raadso waxaad Rabto

Maamulka Shabeelaha Hoose s Ciidamada Dowlada oo fashiliyay qarax alshabaab ay doonayeen inay ka maleegaan Xaafada Russia e degmada Marka
Maamulka Shabeelaha Hoose s Ciidamada Dowlada oo fashiliyay qarax alshabaab ay doonayeen inay ka maleegaan Xaafada Russia e degmada Marka
Maamulka Shabeelaha Hoose s Ciidamada Dowlada oo fashiliyay qarax alshabaab ay doonayeen inay ka maleegaan Xaafada Russia e degmada Marka

Maamulka iyo Ciidaamada Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay fashilyeen qarax miinooo ay maleeshiyadda Ashabaab ku doonayeen in ay ku haligaan shacabka soomaaliyeed ee k u dhaqan xaafadda villa Ruusiya ee degmadda Marka ee Gobolka shabeeladda Hoose.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amaanka ee maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdi oo u waramayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qaraxaasi uu ahaa Miinada Remuudka laga hago oo la dhigay xaafada Villa Rusiya ayna durbadiiba Fashiliyeen ciidamada iyagoo si nabad ah na u qarxiyeen miinadaasi.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in Miinadaasi aysan geysan wax Qasaare ah wuxuuna ku amaanay shacabka ku dhaqan xaafadaasi sida wanaagsan oo ay ula shaqeeyeen ciidamada qalabka sida,wuxuuna ugu baaqay dhalinyarada ay marin habaabiyeen

Horjoogayaasha shabaab in ay isaga soo haraan mabda’a qaldan oo ay ka dhaadhiciyeen, isagoo ku booriyay in ay dib ula midoobaan qoysaskoodii ay ka irdhoobeen.
Tafatiraha on January 03 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.