Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

QPR oo ka Qalqaalisay Guusheedii 2 ee Horyaalka Ingiriiska Naadiga Chelsea,iyo Guuldaradaan oo ka mid ah Xanuunadii cuslaa ee xili ciyaareedkaan la degay Chelsea....
QPR oo ka Qalqaalisay Guusheedii 2 ee Horyaalka Ingiriiska Naadiga Chelsea,iyo Guuldaradaan oo ka mid ah Xanuunadii cuslaa ee xili ciyaareedkaan la degay Chelsea....
Kooxda Meesha ugu Hooseysa ka Daadihineysa Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 ee QPR kana dhisan London ayaa Xalay ku dabaldegtay Guusheedii 2 ee Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 waxana ay Gurigeeda ku Booqatay Kooxda Chelsea oo ka mida Kooxaha ugu adag Heerka 2ee Ingiriiska iyadoo uga badisay 0-1 waxaana goolka guusha u dhaliyay QPR Daqiiqadii 78 Ciyaaryahan Wright Philips oo hore ugu ciyaari jiray Chelsea.

dhinaca kale Kooxda Liverbool ayaa ku suuldaartay Sunderland oo marti ugu aheyd Garoonkeeda Anfieldwaxana goolsha ay ku badiyeen qalinka ku duugay Saaxiibada Suwarez iyo Gererd
Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 ayaa Maraya Marxaladiisii wareega 2 ee bilowga kulmadii ugu Horeeyay Gaar ahaan Kulankii 21 waxaana Kaalimaha ugu Horeeya ku Jira Man utd oo leh 52,Man city 45,Totenham 39,Chelsea 38 waxaana u baaqi ah 1 ciyaar. Everton 36. Arsenal 34,West Bromwich 33, Liverbool 31,Swansea 29, stoke City 29 waa 10ka naadi ee ugu horeeya kala horeynta.
Kooxda QPR ayaa horyaalka kaga jirta Kaalinta 20 waxaana ay leedahay 13 dhibcood oo ayw adajoogaan Kooxda Reading oo iayana leh 13 dhibcood balse 2 gool ka yar inta laga dhaliyay

Dhinaca Gooldhalinta.

Van Peirse Man Utd 16

Suwarez Liverbool 15

Demba Ba Newcastle 13

Defoe Totenham 10


Kuwaasi waa Ciyaartoyda safka hore kaga jira Gooldhalinta Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 waxana la isweydiinayaa Van Persea ma difaacan doonaa markale Gooldhalinta Horyaalka Ingiriiska oo uus anadkii hoe kula guulesytay Kooxdiisii hore ee kabtanka u ahaan jiray ee arsenal mise waxa ka qaadi doonaa Gooldhaliyayaasha kale ee u omaan Ku guuleysiga Gooldhalinta xili ciyaaredkaan

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on January 03 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.