Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Alshabaab oo Maanta Degmada Baardheere kala baxay Guryahooda Rag odoyaal ah xili Ciidamda Huwantu aysan soo Gaarin Magaalada
Alshabaab oo Maanta Degmada Baardheere kala baxay Guryahooda Rag odoyaal ah xili Ciidamda Huwantu aysan soo Gaarin Magaalada
Odoyaasha reer Baardheere ee Maanta Guryahooda lagala baxcay oo ay ka mid ahaayeen Nabadoon Cabdi xasan cali,Nabadoon Siyaad Nuur,Nabadoon Jaamac Liibaan Kune iyo qaar kale kuwaasoo gaaray ilaa 13 odoyaal ayaa la sheegay Rag Hubeysan oo ka Tirsan Xarakada Alshabaab oo Baardheere Alshabab ay uga sii tageen inay Maanta Kala baxeen Guryahooda

Shabaabka ayaa ku eedeeyay Odoyaashaan inay isku diyaarinayeen soo dhaweynta Ciidmada Huwanta ee ku fool leh Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Maadam ay alshababa halkaasi Faaruqiyeen

Magaalada Baardheere oo Maanta waji Cabsi ah ay ka muuqato ayey dadweynuhu is weydiinayaan halka lalal aaday ragaan iyo Cabsi ay ka sii Baqayaan in qaar kalena lagala baxo Guryahooda inta aysan Soo gaarin Magaalada Ciidmada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Itoobiya oow ax yar u soo jira Degmada baardheere ee Gobolka Gedo
Tafatiraha on January 03 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.