 Madaxweyanha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisii oo ay ka mid ahaayeen Wasiirada Arimaha Gudah iyo Maaliyada Dowlada Federaallka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Maxamuud Xasan Suleymaan aya dib ugu soo laabtay dalka Maanta markii ay ka soo qeybgaleen Munaasabada 57 guurada Suudaan oo ka dhacday Magaalada Damaaziin ee Gobolka Blue Nile.
Madaxweynaha aaya mudadii kobneyd ee uu Joogay Suudaan kulan la yeeshay Madaxweynaha Dalkaasi Cumar Xasan Albashiir oo ay ka wada hadleen xiriirkas 2 dowladood iyo 2 shacab,sidoo kale waxa uu la kulmay ardada soomaaliyed ee wax ka barta Suudaan waxa uuna ku Booriyay inay ku Dadaalaan waxbarshada aqoonta ay halakan ku dhgigteena ay ugu Faaideeyaan Shacbaka Soomaliyeed,isagoo uga digay inay bartaan waxyaabaha Xun xun ee Balwadaha |