 waxa uu shegay in Talaabo laga qaadi doono Cida lagu arko inay iibineyso labiska Ciidanka Qaranka isla waxa uu Tilmaamay inay Sameeyeen Dhar cad soo ogaada Goobaha lagu iibinayo Dareeska Ciidamada Dowlada Kormeer Joogto ahna ku haya.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamud Fiqi waxa uu ku nuuxnuuxsaday in Loo baahan yahay in laga taxadaro in dareeska Ciidamda Dowlada lagu dhex iibiyo suuqa, maadaamaay soo bateen dad aan Ciidan ahyn oo shaarka Ciidmada ku geysanaya falala kala duwan |