Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]

Ku Raadso waxaad Rabto

Ciidamada Puntland oo sheegay inay iska Difaaceen weerar Xalay uga yimid Kooxda xarakada Alshabaab meel u dhow Buuraha Galgala
Ciidamada Puntland oo sheegay inay iska Difaaceen weerar Xalay uga yimid Kooxda xarakada Alshabaab meel u dhow Buuraha Galgala
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidankiisa ay iska caabbiyeen weerar ay Al-Shabaab xalay ku soo qaadday ciidamo ku sugan meel duleedka magaalada Boosaaso kaga beegan 40 km dhanka koonfur galbeed, kuwaasoo ilaalo ka haya buuraleyda Galgala ee gobolka Bari.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga Puntland ayaa lagu sheegay in weerarkaas lagu dilay saddex ka tirsanaa maleeshiyada Shabaab, shan kalana lagu dhaawacay, halka uu weerarka ku dhintay hal askari oo ciidamada Puntland ka mid ahaa.

Puntland waxay kaloo sheegtay in shalay ay ciidankeeda qabteen nin ka tirsanaa al-Shabaab isagoo aasaya miino.

Dhanka kale, war-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay jiraan xogoa sirdoon oo caddeynaya in uu xiriir ka dhexeeyo Al-Shabaabka ku sugan buuraleyda Galgala iyo kooxaha burcad badeedda Soomaalida.
Tafatiraha on January 05 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.