Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]

Ku Raadso waxaad Rabto

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ahna la Taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Lagu Hordhaariyay Golaha Baarlamanka Hortooda..............
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ahna la Taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Lagu Hordhaariyay Golaha Baarlamanka Hortooda..............
Waxaa Goor dhaweyd lagu dhaariyay Xarunta Golaha shacabka Soomalaiya Wasiiru dowlaha Cusub ee Wasaarada madaxtooyada ahna la taliyaha Madaxaweyanha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Masuulka lagu Magacaabo faarax Sheekh Cabdulqaadir kaasoo ka maqnaa dhaarintii Wasiiru doowlayaasha Cusub ee Soomaaliya.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Caydiid Ilko Xanaf ayaa ku hordhaariyay Baarlamanka Cusub Hortooda Wasiiru dowlaha madaxtooyada ahana la taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh Mr. faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ah nin ay siw eynsaaaxiibo hoose u yihiin madaxweyanha ugana wada tirsanaayen bahda waxbarashada iyo Xisbigii Nabada.

Dhaarintaan ayaa ku soo beegantay xili Gooolaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaanadiisa uu u socday kalfadhigoodii Caadiga ahaa ayna uga munaaqishoonayeen Soo xulida raga hor boodi doona Gudiyada baarlamaanka Soomaaliya yeelanayo
Tafatiraha on January 05 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.