 Dagaalkaan oo si weyn Galabta looga Dareemay Gobolka gedo deegaano katirsan ayaa ah mid u dhaxeya Ciidamada Dowlada iyokuwa Ahlu suna ow ada jira iyociidanka Alshabaab.
Dgaalkaan ayaa saameeyay deeganaada Ciidmada isbaheysiga ay ka yaliyaa una dhaxeeya Luuq iyo Garbahareey ee Gobolka Gedo.
wararka dagaalka la xiriira aya sheegaya i dhinacyadu iskua deegsadeen Hub culus isla markaana ay jiraan dhimasho iyo dhaawac.
Degmada Buurdhuubo ayaa la sheegaya inay isaga baxeen Ciidanka Alshababa ee horay u joogay ka dib markii ayka war heleen inay ku soo wajahanyihiin Ciidmada isgarabsnaya,sidoo kale dadkii degana degnadasi Buurfhuubo ayaa iyaguna baadiyahau cararay.
ku dhawaad 20 askari aya la sheegayaa oodhinacyada dagaalamay ka tirsan inay ku dhinteen dagalkaasi,loogana gubay1 Gaari Ciidmada Dowlada waxaana la sheegayinay Caawa doonayaan
Ciidmada isgarab sanyainay kala wareegaan Buurdhuubo Xarakada Alshabaab degmadaasi oo ah tan kaliya ee gacantooda ku sii Hartay
|