Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Xarakada Alshabaab oo u Hanjabay Reer Buudhuubo. Xarakada Alshabaab Saraakiishooda ayaa sheegay inay beegsan doonaan oo dili doonaan Cidii ay uga shakiyaan inay Xiriir Hoose laq leeyihiin Ciidamada H
Xarakada Alshabaab oo u Hanjabay Reer Buudhuubo.  Xarakada Alshabaab Saraakiishooda ayaa sheegay inay beegsan doonaan oo dili doonaan Cidii ay uga shakiyaan inay Xiriir Hoose laq leeyihiin Ciidamada H
Xarakada Alshabaab Saraakiishooda ayaa sheegay inay beegsan doonaan oo dili doonaan Cidii ay uga shakiyaan inay Xiriir Hoose laq leeyihiin Ciidamada Huwanta ee doonaya inay Gacanta ku wada dhigaan Guud ahaan Gobolka Gedo.

Goobaha lagu Cibaadeysto ee Masaajidyada iyo Barxadaha la isagu yimaado ayey shacabka reer Buurdhuubo ku dar daar wariyeen inay ka qeybqaataan Jihaadka Gacana siiyaan

Ciidamada xarakada Alshabaab ee Cadowga ka difaacaya Gobolka Gedo Gaar ahaan Degmada Buurdhuubo.

Waxaa lagu arkayay wadooyinka Buurdhuubo Ciidmada xarakada Alshabaab qaar ka mida oo dhexyaacaya iyagoo hubeysan isla markaan laga dareemayo dhiilo Colaadeed.

Alshabaab ayaa hada u muuqata mid sii tabcaaneysa isla markaana gacanteeda laga fara Maroojiyay fariisimo ay hore uga talinayeen.
Tafatiraha on January 06 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.