Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-19-06-2013
[20-06-2013 03:36]
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Sheekh Cali Dheere' Cadowgii Dalka ku soo duulay waxaanu Gaarsiinay Jab iyo halaag,walina waa ku socotaa'............
Sheekh Cali Dheere' Cadowgii Dalka ku soo duulay waxaanu Gaarsiinay Jab iyo halaag,walina waa ku socotaa'............
Xarakada Alshabaab oo Gacanteeda laga saaray Dhowr deegaan oo ay hore uga talin jireen ayaa war ka soo saartay Xaalada Maanta ay Mareyso Soomaaliya,waxa ayna sheegtay in wali uu socdo Dagaalkii ka dhanka ahaa kuwa Cadowga ah ee ku soo duulay Wadanka.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadashay xaaladaha guud ee ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaan duulaanka Somaaliya lagusoo qaaday,howlgalada Mujaahidiinta iyo arrimo kale.

Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Sheekh Cali Dhere oo shir Jaraa’id u qabtay saxaafadda ayaa sheegay in cadawga shisheeye ee kusoo duulay Somaaliya uu guul darro ku socdo.

Sheekha ayaa soo hadal qaaday howlgallo si xowli ah ku socday oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalooyinka Muqdisho,Marka,Jowhar,Boosaaso,Walaweyn,Leego iyo meelo kale.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay dagaal saacado qaatay oo shalay ka dhacay deegaanno katirsan wilaayada Gedo.

Sheekh Cali dheere ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso wuxuuna shacabka Boosaaso ugu baaqay in ay taageeraan ku dhaqanka shareecada Islaamka oo aysan kala taageerin mucaaradka iyo maamulka Faroole.

XSHM ayaa baaq gaar ah u jeedisay shacabka muslimiinta magaalada Muqdisho oo dhibaato xoogan kala kulmaya shisheeyaha AMISOM iyo Maleeshiyaadka DF-ka ee Ashahaadda ladirirka isku bedelay.
Tafatiraha on January 06 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.