Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]

Ku Raadso waxaad Rabto

Raisulwasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Arimaha Dibada Fowsiyo X.Yuusuf Qabile oo kulan la yeelatay Jaaliyada Soomaalida ku dhaqan London.
Raisulwasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Arimaha Dibada Fowsiyo  X.Yuusuf Qabile oo kulan la yeelatay Jaaliyada Soomaalida ku dhaqan London.
Raisulwasare ku xigeenka Soomaaliya ahna Wasiirka arimaha Dibada Marwo Fowsiyo X.Aadan qabile ayaa kulan la yeelatay jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada London,waxaana kulankaasi la xiriiray is barasho iyo iska war qaadasho xaalada haatan Wadanku Marayo.

Kulanka R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada ay la yeelatay Jaaliyada Soomaaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa looga hadlay horumarka Jaaliyada Soomaalida ay ka gaartay dhinaca ganacsiga iyo sidii ay gacan uga geysan lahaayeen dib u dhiska dalka.

Eng Maxamed oo ka mid ah Jaaliyada isla markaana hore uga soo shaqeeyay Wasaardda arrimaha xiliyadii ay jirtay xukuumadii Meleteriga aheyd oo halkasi ka hadlay ayaa tilmaamay in jaaliyadu ay diyaar u yihiin ka qey b qaadashada dib u dhiska dalka iyo maalgashi ay ku sameeyan.

Sidoo kale qaar ka mid ah xubnaha Jaaliyadda oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in ay iska uruurinayaan dhaqaale, iyagoo xusay in ay kaalin wax ku ool ah ka qaadan doonaan dib u dhiska dalka.

R/wasaare ku xigeenka ahna wasiika arrimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo xaflada ka hadashay ayaa sharaxday waxqabadka dowladda, iyadoo tilmaantay in xukuumaddu ay qabsatay Boqol Maalmood oo ay wax muuqda kaga qabaneyso xaalada dalka, waxeyna ka codsatay jaaliyadda in ay gacan ka geystan horumarinta dalka
Tafatiraha on January 06 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.