 Gudoomiye ku xigeenka 1 e Golaha Baarlamaanka Soomaali jeylaani Nuur iikerya ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya Howshiisa ugu weyn ay tahay la xisaabtanka Xukuumad taasna ay markasta Xooga saari doonaan.
Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Jeylaabni nuur iiker waxa uu ugu Baaqay Xildhibaanada Soomaaliyeed inay maraksta danta guud wax kasta ka hor mariyaan isagoo dhanka kalana Hoosta ka xariiqay in Gudyada baarlamaanku Doortay ay Markaasi Qaabilsanaan doonaan la xisaabtanka Xukuumada.
marwo Khadijo Maxamed Diiriye oo Madax looga dhigay Gudiga Xuquuqul insaanka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa aad u soo dhaweysay Xilkaasi loo magacaabay |