 Rag hubeysan oo la sheegay inay yihiin Amaniyaadka Alshabaab ayaa goor dhaweyd xaaafada Buulo jaan eed egmada marka ku dilay maamulihii Xawaalada Mustaqbal ee degmadaasi oo la oran jiray Cabdirisaaq Sheekh Aadan
Kooxda dilka geystay oo ku hubeysnaa bistoolado ayaa ka baxsaday halakasi markii ay qeybta sare ee jirkiisa ka toogteen Marxuum Cabdirisaaq oo ka mid ahaa dadaka deegaankaasi degan
Goobtii dilku ka dhacayw axa markii danbe baaritaano ka bilaabay oo soo gaaray Ciidmada Dowlada Soomaaliya oo aan ku guuleysan sooq abashada ragii dilka Marxuumka ka dambeeyay. |