Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Marocco vs Cap Verda oo isku Macsalaameeyay 1-1 Kulankii Meertada 2 ee Guruub A
Marocco vs Cap Verda oo isku Macsalaameeyay 1-1  Kulankii Meertada 2 ee Guruub A
Xulalka Marocco vs Capvarde oo ku jiray Guruub A ooYeeshay Lugtoodii labaad ee guruub A ayaa isku Macsalaameeyay 1-1,waxaana Kulankaan qeybtii hore gacan sareeyay Cap Varde oo iska lumiyay dhowr Fursadood.

Daqiiqadii 36 Lambarka 7 ee Cap Varde Ciyaaryahan Platini ayaa Xulkiisa Gool u dhaliyay Kaasoo Natiijada qeybta hore ee Ciyaarta kadhigay in 1-0 Hogaanka looga Hayo Marocco.

qeubtii Danbe Marki la isagu soo noqday gaar ahaan 25kii daqiiqo ee ugu Dambeysay waxaa Ciyaarta Maamulkeeda la wareegay Xulka Marocoo oo Madaxdiisa ay daawaneysay Ciyaartaan waxaana Goolkii Barabaraha u dhaliyay Lambarka 9 kadib Markii Saaxiibkiis uu ka helay baas Gudub ah

Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 1-1iyadoo xulkaMarocoo uu smaeeyay isku dayo fara badan oowaxba kasoonaasoCadan waayeen.

Meertada 3 ee Guruub A oo ah mid xiiso badan ayey Xulalku Fooda isku dari doonaan

Angola vs Cap Varde iyo Koonfur Afrika vs Marocco waxana Xusid Mudan in Kulanakasi laogaan doono cida u gudubeysa wareega 8oo ay ugu wanaagsan tahay Xaga RajadaKooxda Hogaanka u heysa Guruubkaan ee Koonfur afrika oo leh 4 dhibcood una baahan Barbardhac oo kaliya.

Xulka Angola oo ugu hooseya Guruubkaan waxa ay ku soo bixi karaan Hadii laga badiyo Marocco ay iyaguna ka badiyaan CapeVarde waxaana ay hada leeyihiin 1 dhibic

Waxaa Diyaariyay.

AxmedMaxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on January 24 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.