Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-19-06-2013
[20-06-2013 03:36]
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Qarax AMISOM lagula eegtay Ex-Control Balcad
Qarax AMISOM lagula eegtay Ex-Control Balcad
Qarax Miino oo aan la ogeen Khasaarihiisa ayaa maanta waxa uu ka dhacay Jidka Warshadaha Gaar ahaan Isgoyska Ex-Control Balcad ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala eegtay Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM oo halkaasi Marayay Mana Jirto Faah faahin ku saabsan qasaaraha Qaraxaasi.

Howl Gallo dad Badan lagu soo qab qabtay ayaa Ciidamada AMISOM markii qaraxu uu dhacay waxa ay Ka sameeyeen Xaafadaha ka ag dhow Goota Qaraxu uu ka dhacay ee Wadada Warshadaha.

Saraakiisha AMISOM ayaa sidoo kale aan Ka hadlin dadka lagu soo qabtay Howl galladaasi waxa ay yihiin waxaana la arkayay Ciidamo badan oo isku Geedaamay Goobta uu qaraxu ka dhacay.
admin on January 24 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.