Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]

Ku Raadso waxaad Rabto

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka warbixiyay Booqashadii uu ku tagay Mareykanka mar kalana ku celiyay in la toogan doono Askarigii Kufsi sameeya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka warbixiyay Booqashadii uu ku tagay Mareykanka mar kalana ku celiyay in la toogan doono Askarigii Kufsi sameeya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka warbixiyay Booqashadii uu ku tagay Mareykanka markkalana ku celiyay in la toogan doono Askarigii Kufsi sameeya.

Madaxweynaha Soomalaiya xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta ka hadlayay Hoteelka City Plaza ee Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyay Booqashadii uu ku tagay Mareykanka

Xasan Sheekh waxa uu sheegay in Booqashadaasi ay ku soo dhamatay Guul u soo hoyotay shacabka Soomaliyeed isagoo xusay ayna Caalamku xiligaan ku dhiiradeen inay aqoonsadaan Soomaaliya.

Madaxweyne xasan Sheekh waxa uu sidoo kale ka hadlay in askarigii geysta Fal kufsi ah la toogan doono xitaa hadii uu ka baxsado Muqdishana looga daba tagi doono halka uu u baxsaday isagoo ku goodiyay in Dowladu tahay Wakiila shacabka oo aysan u dulq aadan doonin in la kufsado Shacabka ayna toogan doonto cidii ku sameysa Falkaasi.

Kulanakan waxaa ka qeybgalay Gudoomiayha Baarlamaanka Soomalaiya Maxamed Cismaan Jawaari iyo raisulwasaaraha Soomalaiya Cabdi Faraax Shirdoon iyo Masuuliyin ka socotay Golayaasha Dowlada.
Tafatiraha on January 24 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.