Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Ghana oo ku Garaacday Garoonka Mandella Mali ( 1-0 ) Xulka Plack Stars ee Ghana ayaa ku Garacay Garoonka Madella Xulka Mali oo ay la ciyareen Meertadii 2 ee Guruub B Kobka Qaramada Afrika 2013 ee ka
Ghana oo ku Garaacday Garoonka Mandella Mali  ( 1-0 )  Xulka Plack Stars ee Ghana ayaa ku Garacay Garoonka Madella Xulka Mali oo ay la ciyareen Meertadii 2 ee Guruub B Kobka Qaramada Afrika 2013 ee ka
Xulka Plack Stars ee Ghana ayaa ku Garacay Garoonka Madella Xulka Mali oo ay la ciyareen Meertadii 2 ee Guruub B Kobka Qaramada Afrika 2013 ee ka socda Dalka Konfur Afrika.

Ghana oo Kulankaan muujisay Awood kubaded oo aaad u heersareysay aya wxaa Daqiiqadii 38 Rigoore lagu Galay Lambarka 8 ee u ciyaara Naadiga Udinesa Ciyaaryahan Bado u Badalay Gool Weraryahankooda lagu Magacaabo M.Wakaso oo u ciyaara Kooxda Esbanyol ee Dalka Isbeynwaxaana qeybtii Hore oo ay Gacan sareeeyen Ghana lagu kala tagay 1-0 Lagu HogaaminayoMali.

qeybtii Danbe ee Ciyaarta Markii la isagu soo Noqday weeraro kala duwan ayey is dhafsadeen Labada Xul kuwaasoo qaarkood ahaayeen Kuwa qatar ahaa oo lagu filan karay Gool.waxana Fursadahaasi laga xusi karaa Daqiiqadii 54 Fursad Laad xoogan aheyd oo uu 3 Gtan harermariyay Birta Goolka Mali. iyoFursad uu sigay 7Ghana Atso oo badel ku so Galay Ciyaarta Ciyaaryaahnkaasi oo ahaa kii dhaliyay Goolkii ugu Horeeyay ee Tartanka oo ay Ghana 2-2 kula gashay barbardha ah Xulka Congo Dr.
XulkaGhana aya 4 dhibcood ku Hogaaminaya Guruubkaan Rajadiisuna aad u sareysaa u soo gudbida Wareega 8,Mali oo leh 3 dhibcood ayaa ku xigta walow laga sugayo Kulanka Congo Fr ay la yeelan doonaan inay Badiyaan si ay u soo Baxaan waa hadii Kulanka Danbe ee u dhaxeeya Congo dr iyo Niger ay Congo Dr Badiso, si ay u hesho 4 dhibcood.
Kulanka Meertada 3 ee u dhaxeyn doona Wadamada mali iyo Congo dr aya lagu ogaan doona Cida Ghana ku labeyneysa Wareega 8

N.B Hadii ay Caawa Badiso Niger,niger Rajadeeda waxa ay ku sii xirnaaneysaa Kulnak Ghana,Base Hadii ay badiyaan Congo Dr wax la suagaaba waa kulanka Meertada 3 u dhaxeyn doona Mali iyo Congo Dr.
Guruubkaan waxaa ugu Hooseeya Niger oo leh 0 isla markaana 1 kulan safatay,halak Congo dr ay ka leeyihiin 1 dhibic oo ay ka heleen Kulankii Ghana

Waxaa diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on January 24 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.