|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| Goolhaye Mweene oo badbaadiyay Qaranka Zambiya vs Obi Mikel oo Qasaariyay Neyjeria |
Xidigaha Neyjeeria ayaa Bilowgii saanta isla qabsaday waxaana dhowr jeer ay hujuumeen Goolka Zambiya iyadoo Daqiiqadii 25 Rigoore lagu galay A.Mussa oo Qasaariyay Kabtankooda Obi Mikel oo Chelsea ka tirsan waxaana qeybtii Hore Lagu kala nastay 0-0. markii la siagu soo laabtay Qeybtii Labaad Kooxda Qaranka Neyjeria waxa ay sii Cusleysay weerarka ay ku hayeen Goolka Zambiya, waxaana Gool u dhliyay Lambarka 9 / Xulka Zambiya waxa ay heleen Rigoore lagu galay 20 Miyuka waxaana Rigoorahaasi ku barbareeyay Neyjeria Goolhahayahooda 16 Mweene Kaasoo Meel dheer ka suray Kubada waxana Ciyaartii ay ku soo Gaba gaboqday 1-1 Taasoo ka dhigeysa Barbardhicii 2 ee Labada wadan ay ka galaan Guruub C Tartanka Koobka Qaramada Afrika 2013ka Kulanka 2 ee isal guruubkaan Goor dhow waxa wada yeelan doona Itoobiya vs Burkino Faso iyadoo tii Badisa ay hogaanka 4 dhibcood ugu qaban doonto Guruub C. N.B Rajada Xulalka Neyjeria vs Zaambiya ee u gudbida wareega 8 waxa ay ku xiran tahay Kulankooda 3 hadii ay afka ciida u daraan Xulalka Itoobiya vs Burkino Faso. waxaa Diyaariyay. Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox' Uurdoox2011@hotmail.com Tafatiraha on January 25 2013
|
|
|
0 Comments · 82 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|










| Arise Theme by Domi 2011 | 2,244,569 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||