Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]

Ku Raadso waxaad Rabto

Maamulka dagmada Xudur ee gobalka Bakool oo dowlada Soomaaliya ka codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka deegaankaasi.
Maamulka dagmada Xudur ee gobalka Bakool oo dowlada Soomaaliya ka codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka deegaankaasi.
Maamulka dagmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa ka codsaday dowlada federaalka Soomaaliya iyo ha’adaha gargaarka in ay dhinacyada waxbarashada ,caafimaad iyo cunada ka caawiyaan dadka ku nool dagmadaasi .

Gudoomiyaha dagmada Xudur ee gobalka Bakool Maxamad Macalin ayaa sheegay in degmada iyo deegaanada hoos taga aysan heysan nolosha aas aasiga ah ah sida Cunada ,caafimaadka iyo wax barashada,waxaana uu dowlada Soomaaliya ka codsaday gaar ahaan hay’adaha ay quseyso baahidaasi in ay si deg deg ah wax uga qabtaan.

Sidoo kale waxaa uu xusay maadama iyagu ay yihiin masuuliyinta Xudur ay cabsho arintaasi la xiriirta kaga imaneyso dadka deegaanka.

Inta badan deegaanada hoos taga degmada Xudur waxaa ay yihiin kuwo ka soo kabanaya dhibatooyinkii ay maleeshiyaadka shabaab ku hayeen xiliyadii hore.
admin on January 25 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.