Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]

Ku Raadso waxaad Rabto

Ciidamada Nabad sugida oo Saka ku dilay dayniile nin Rayid ah
Ciidamada Nabad sugida oo Saka ku dilay dayniile nin Rayid ah
4 askari oo ka Tirsan Ciidmada nabad sugida aya Saaka ku dilay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir nin Rayid ah oo deegaankaasi deganaa.

Ciidmadaan ayaa la sheegay in ninka ay dileen ay ka wateen goob Maqaayad ah ka dibna ay ku dileen isla degmada dayniile oo uu degaanaa

Lama garanayo sababata dilkaasi keentay waxana la sheegay in ninka la dilay uuw atay Macawiswaxsa ayna ka toogteen Madaxa isagoo Goobtaasina ku qurbaxay.
Tafatiraha on January 26 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.