Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-25-05-2013
[26-05-2013 05:28]
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]

Ku Raadso waxaad Rabto

Xarakada Alshabaab oo Saaka ku Gowracday 2 nin oo walaalo ah Degmada baardheere ee Gobolka Gedo.............
Xarakada Alshabaab oo Saaka ku Gowracday 2 nin oo walaalo ah Degmada baardheere ee Gobolka Gedo.............
Ciidamada Xarakada Alshabaab qaar ka tirsan oo wali ku sugan Degmada baardheere ee Gobolka Gedo ayaa saaka Halakaasi ku Gowracay 2 nin oo ilmo abti ah oo mid ka mida ahaa Macalin Dugsi Quraan.

Marxuumiinta la gowracay aya lagu kala magacaabaa Macalin Siraad Macoow iyo Gaarane Maxamed xasan,waxana falka lagula kacay ka dhiidhiyay Dadka deegaanka Baardheere kuwaasoo sheegay inay ka xun yihiinTalabada dadkaan Qoorta looga jaray

alshabaab wax hadal ah kama soos aarin 2 qof ee saaka lagu arkay Magaalada Baardheere iyagoo la gowracay

Tafatiraha on January 26 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.