|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| Burkino Faso oo ku tumatay Itoobiya Hogaankana si KMG ugu qabatay Guruub C |
Burkino faso oo guusha ay ka gaareen Itoobiya u qalantay isla markaana 10 ciyaartooy qeybtii dane ee Ciyaarta inteedii Badneyd kula ciyaartay Itoobiya ka dib Markii laga saray Goolhayahooda oo kubada ku qabtay Bananka diilinta goolka,ayaa qeybtii hore waxa agool xaraqo leh u dhliyay Xidigooda Lambarka 10 Alein Troare. qeybtii Labaad markii la isagu soo noqday isla Ciyaaryahan Troare ayaa u labeeyay Itoobiya,wax yar ka dib Lambarka 6 kone ayaa ka dhaliyay Goolkii 3 Markii lagu daray waqtigii dheeraadka ciyaarta waxa goolkii 4 qalinka ku duugay Lambarka 11 ee Burkino Faso oo isagu ka soo shaqeeyay Goolasha dhabarka loo saaray Itoobiya oo xlaay taageerayasheedu ku ilmeeyeen Garoonka Guruub C sidaan ayey xulalku u kala horeeyaan Burkino Faso 4 dhibcood Zambiya 2 dhibcood Neyjeria 2 dhibcood Itoobiya 1 dhibic Rajada Neyjeeriya waxa ay ku xiran tahay iyagoo badiya Kulanka Itoobiya,sidoo kale xulka difaacanaya koobka ee Zambiya rajadiisu waxa ay ku jirtaa isagoo dhinaca dhulkau dhiga Burkino faso oo 1 dhibic u baahan Xulka Itoobiya Hadii ay badiyaan oo laga badiyo Zambiya waxa ay us oo baxaayaan Wareega 8 Waxaa diyaariyay Axcmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox' Uurdoox2011@hotmail.com Tafatiraha on January 26 2013
|
|
|
0 Comments · 78 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|










| Arise Theme by Domi 2011 | 2,254,626 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||