|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| Wariye Cabdicasiis koronto oo Maanta loo Gudbiyay xabsiga dhexe ee Muqdisho. |
Gudoomiyaha Xeer Ilaalinta Maxkamada Gobolka Banaadir Cabdulqaadir Maxamed Muuse ayaa Saxaafada u sheegay in Booliska dhinacooda uu ka soo dhamaaday Kiiska loo heysto Wariyaha dhawaana Maxkamada la soo taagi doono waxaa uu sheegay inta maxkamada ay Goaan ka gaareyso dacwadisia lagu sii heyn doono xabsiga haatana laga soo wareejiyay CID Tafatiraha on January 26 2013
|
|
|
0 Comments · 146 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|










| Arise Theme by Domi 2011 | 2,250,586 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||